Alfikir الفكر
Alfikir الفكر
  • 429
  • 1 138 343

Відео

Wax kamid ah duruusta maalinta Caashuuraa iyo Shahaadadii Imam Hussein CSW 💔😢
Переглядів 441День тому
#islamicvideo #news #habesha #islamicvideo #imamhussain #ashortaday #ashura
imaam Jacfar Saadiq iyo imam Shaafici.
Переглядів 1,2 тис.14 днів тому
imaam Jacfar Saadiq iyo imam Shaafici.
Daawo: Dood u dhaxaysa Sh Mohamed Sharif iyo Barbaraawi: Shiico isku diin manihin.!!🤣
Переглядів 9 тис.21 день тому
Daawo: Dood u dhaxaysa Sh Mohamed Sharif iyo Barbaraawi: Shiico isku diin manihin.!!🤣
Xuska Qadiir Khum iyo qadarinta Caleema Saarkii Imam Ali ibnu abii dhalib CSW ♥️الإحتفال بعيد الأغر
Переглядів 89621 день тому
Xuska Qadiir Khum iyo qadarinta Caleema Saarkii Imam Ali ibnu abii dhalib CSW ♥️الإحتفال بعيد الأغر
عيد الولاية والدروس المستفادة منها : Ciida Wilaayada Imaam Cali Ibnu abii dhaalib CSW ♥️
Переглядів 67728 днів тому
#islamicvideo #shia #Ghadiir_khumm #غدير_سلامة #غدير_خم #عيد_الله_الاكبر #الامام_علي
Ra,yiga dadweynaha iyo Dulmiga ahlusunna ay ku hayaan Muslimka kale.
Переглядів 730Місяць тому
Ra,yiga dadweynaha iyo Dulmiga ahlusunna ay ku hayaan Muslimka kale.
Ma Ogtahay (57) Beentii Sh maxamed Dirir oo lasoo bandhigay. by Sheikh Jabarti
Переглядів 26 тис.Місяць тому
Ma Ogtahay (57) Beentii Sh maxamed Dirir oo lasoo bandhigay. by Sheikh Jabarti
Habka saxda ah ee loogu salliyo Nabigeena iyo ehelkiisa NNKH ❤️ by Sheikh Jabarti
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
Habka saxda ah ee loogu salliyo Nabigeena iyo ehelkiisa NNKH ❤️ by Sheikh Jabarti
Shiicadu waa Muslim waana walaalaheen ♥️♥️♥️: by Sheikh Abdirahman Bashiir.
Переглядів 9 тис.2 місяці тому
@ilaaladaislaamka3845 @islamdjibouti @UNIVERSALSOMALITV @Salafmedia @Barbaraawi @SomaliinfoVideos
Waysadii Nabigeena Suuban NNKH ❤️❤️ by Sheikh Mohamed Jabarti.
Переглядів 2,2 тис.2 місяці тому
Waysadii Nabigeena Suuban NNKH ❤️❤️ by Sheikh Mohamed Jabarti.
Radintii Beenaha Xassan xuseen (2) by Sheikh Jabarti
Переглядів 4,7 тис.2 місяці тому
@Daarul_Xadiith@UNIVERSALSOMALITV @ibnucumar1 @imamshaficimedia @Salafmedia
Radinta Beenaha Xassaan xuseen|| 1aad By Sheikh Jabarti
Переглядів 13 тис.3 місяці тому
Radinta Beenaha Xassaan xuseen|| 1aad By Sheikh Jabarti
farqiga u dhaxeeya Qur,aanka iyo Xadiis qudsi: by Sheikh Mohamed Jabarti.
Переглядів 1 тис.3 місяці тому
farqiga u dhaxeeya Qur,aanka iyo Xadiis qudsi: by Sheikh Mohamed Jabarti.
Ma Ogtahay (48) Dhibaatada Somalia maxaa u sabab ah?
Переглядів 1,5 тис.3 місяці тому
Ma Ogtahay (48) Dhibaatada Somalia maxaa u sabab ah?
Ma Ogtahay(56) Caqiidada Tuqyada Shiicada iyo tan sunniga || by Sheikh Jabarti
Переглядів 1,2 тис.4 місяці тому
Ma Ogtahay(56) Caqiidada Tuqyada Shiicada iyo tan sunniga || by Sheikh Jabarti
Farqiga u dhaxeeya Cibaado iyo taqwo by Sheikh Mohamed Jabarti
Переглядів 4294 місяці тому
Farqiga u dhaxeeya Cibaado iyo taqwo by Sheikh Mohamed Jabarti
Ma Ogtahay(55) Xadiiska Khulaa'u raashidiinka||by Sheikh Jabarti
Переглядів 1,4 тис.4 місяці тому
Ma Ogtahay(55) Xadiiska Khulaa'u raashidiinka||by Sheikh Jabarti
Ma Ogtahay (54) Xadiiska abu hurayre iyo sheekada Yuhuuda!?
Переглядів 4,7 тис.5 місяців тому
Ma Ogtahay (54) Xadiiska abu hurayre iyo sheekada Yuhuuda!?
Goorma ayaa la bixiyay Magaca Shiico?
Переглядів 5245 місяців тому
Goorma ayaa la bixiyay Magaca Shiico?
caqiidada Saxda ah ee Muslimka & Mohammed Abdiwahab (Wahabisim)
Переглядів 7175 місяців тому
caqiidada Saxda ah ee Muslimka & Mohammed Abdiwahab (Wahabisim)
Sheekh Abdirzak jiir oo fadeexo dhex-fadhiistay
Переглядів 1,3 тис.6 місяців тому
Sheekh Abdirzak jiir oo fadeexo dhex-fadhiistay
Daawo : dood kulul oo ku Saabsan Sixirka Nabi Nabigeena suuban NNKH: Sh Mohamed Jabarti
Переглядів 2,3 тис.7 місяців тому
Daawo : dood kulul oo ku Saabsan Sixirka Nabi Nabigeena suuban NNKH: Sh Mohamed Jabarti
Shiicadu waa Xarriifiin Ayuu dhahay sh umal @Salafmedia
Переглядів 7687 місяців тому
Shiicadu waa Xarriifiin Ayuu dhahay sh umal @Salafmedia
Xadiis la yaab leh oo ku qoran saxiix Bukhaari!
Переглядів 8317 місяців тому
Xadiis la yaab leh oo ku qoran saxiix Bukhaari!
Ibnu Cuthaymiin oo dhahay Saxaabada waxaa ka mid ahaa Faasiqiin!?
Переглядів 5968 місяців тому
Ibnu Cuthaymiin oo dhahay Saxaabada waxaa ka mid ahaa Faasiqiin!?
Ilaahay ma samada ayuu joogaa? by Sheikh Mohammed jabarti
Переглядів 1,3 тис.8 місяців тому
Ilaahay ma samada ayuu joogaa? by Sheikh Mohammed jabarti
Been-abuurkii Umal-2 @Salafmedia
Переглядів 2,9 тис.11 місяців тому
Been-abuurkii Umal-2 @Salafmedia
Been-abuurkii Umal (1) by Sheikh Mohammed Jabarti
Переглядів 3,2 тис.11 місяців тому
Been-abuurkii Umal (1) by Sheikh Mohammed Jabarti
Xadiisyo qaab daran: by Sheikh Jabarti
Переглядів 1,3 тис.Рік тому
Xadiisyo qaab daran: by Sheikh Jabarti

КОМЕНТАРІ

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi4890 День тому

    Suni baan ahy lkn shicada aadban u jeclahy allh ha u gargaro inta nabiga scw scw iyo ehelkiisaba jecel masha allh

  • @mahmoudmousavi9489
    @mahmoudmousavi9489 День тому

    اللهم صل على محمد وال محمد وعجل فرجهم.❤ جزاكم الله خيرا كثيرا اخي.

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 3 дні тому

    Mashaallah …. أحسنتم … شيخنا الشاب الطموح …زادكم الله علما ً ✅

  • @faydefay2591
    @faydefay2591 3 дні тому

    سبحان الله العظيم ؟ آخر زمان

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 дні тому

    Sax qof kastoo islaama waa inuu ka ooyaa dilkii imam Xuseen iyo dulmigii weynaa ee loo geystey eheladii Nabiga scw... Hda wxn is dhahaa duliga iyo daciifnimada muslimiinta heysataa waa inkaartii berigaas ku dhacdey.😢😢😢

  • @FathiaalidembilAlidembilaptido

    Walahi labayka ya iman xusen

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 3 дні тому

    Benale uff

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl 3 дні тому

    Xariif weynaadaa tahay. cod baahiyaad agta iska dhigee markaasaad rabtaaa inaad nootusido sidii ayadoo dad badan kudhegeysanayaan. qoladii xoolaha kusoo siisoo kutiri soomaali shiico kadhig usheeg inaan diidnay shiiconimo iyo diin xumadeeda

    • @Abdukadiryusuf313
      @Abdukadiryusuf313 3 дні тому

      been badnida hadii aad xaq ku hadleyso lacagta aad shegeyso inla siiyay aniga isii hadii kle kalexo xaqa hala shego marwalbo lashego ahlulbayt razuulillahi Maxey u xanaq daan yaab🤔🤔

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 3 дні тому

    Hhhhh wlh shico been way na

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 3 дні тому

    Runway bzc markay galki weynay diyarada kudintay ay baqtigisa jerinayen waxay lahayen ya xusen eyewitness 😅

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 3 дні тому

    Shica walatay 😂😂

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 3 дні тому

    Nin cumar cayay aya kudageysana ufff

  • @user-cw6er6nm2q
    @user-cw6er6nm2q 3 дні тому

    Alaahu Masale calaa muxamed wacalaa alaa mumaxame

  • @shafi-aljafari
    @shafi-aljafari 3 дні тому

    Labayka yaa xuseen😢

  • @ibraahiimcabdulaahi6291
    @ibraahiimcabdulaahi6291 4 дні тому

    Sufiyaadaad waabsaneysa miyaa

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi4890 5 днів тому

    Masha allh

  • @MaxahamedAli
    @MaxahamedAli 5 днів тому

    لست بشيخ

  • @munaridwan3739
    @munaridwan3739 5 днів тому

    Mujriminti shiccada narta ale idinka buuxi

  • @fm2008_2
    @fm2008_2 5 днів тому

    ما شاءالله تبارك الله. Ajar iyo xasanaad Ilaah hakaa siiyo shiikhunaa. Baarikallaahu fiika.

  • @SakariyeMaxamuud-p2g
    @SakariyeMaxamuud-p2g 6 днів тому

    Shiicadu asal koodii waa yahuud falastiina iyagaa baabiyay xashaashiyiintii yay ahaa yeen

  • @SakariyeMaxamuud-p2g
    @SakariyeMaxamuud-p2g 6 днів тому

    Baadilna way kusodaan

  • @SakariyeMaxamuud-p2g
    @SakariyeMaxamuud-p2g 6 днів тому

    Shiicadu waa gaalo beenaale mutcadu way nasakhantahay

  • @SakariyeMaxamuud-p2g
    @SakariyeMaxamuud-p2g 6 днів тому

    كافر diinta islaamka

  • @dugsigaabudardaaonline3676
    @dugsigaabudardaaonline3676 6 днів тому

    Shiicatu shaydhaan Allaw ka qabo umada shiici😂😂😂😂

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 6 днів тому

    Aloow diinta nagu sug

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl 6 днів тому

    MAALINTA CAASHURA WAA MAALIN LASOOMO IYADOO NEBIGA SCW LOOGA DAYANAYO AJARNA ALLAAH LOOGA RAADSANAYO. MUSLIMIINTUNA INTAA WAY GARANAYAAN. LKN ADIGU WAXAAD TAXAY NIN QANDARAAS KUSOO QAATAY SIDUU SOOMALI DIINTOODA TOOSAN UGA FIDNEYN LAHAA. WAXAAD ISKA DHIGEYSAA NIN DAD UMUXAADAREYNAAYO. SPEAKARO AYAAD AGTA ISKA DHIGTAY SIDII DADKA UHAHADLAAYA. ADEER MAGAALAAN JOOGNAA. WALAAHI INAADAN SOOMAALI GARANEYN. GUMEYSTE XOOG IYO XOOLO WATAA ADIGA HORTAA KUHUNGOOBAY. DIINTOODANA FIDNEYN WAAYAY. ADIGA IYO FAARAX SHIICI OO SHIICO XOOLO KASOO QAATAY WAXBA KAMA QAADI KARTAAN.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 6 днів тому

    Acuudu billaahi mina shaydhaani tajiim

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 6 днів тому

    Allaah waa shiico Subxaanallaah

  • @shafi-aljafari
    @shafi-aljafari 6 днів тому

    عظم الله أجورنا وأجوركم سيدي

  • @user-ef9hr4iz4m
    @user-ef9hr4iz4m 7 днів тому

    Adi yaku yaqana hada saxntahay inke maku socan bixi marka

  • @mustafNune
    @mustafNune 8 днів тому

    Shiico kufaar yehey sheekh xasan magartide afka kala bax

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 8 днів тому

    Mashaallah .. 🌺 أحسنتم شيخنا الفاضل .. و حفظكم الله ..🌺

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl 9 днів тому

    gaal aan Allaah aaminsaneyn iyo shiici aan waba dhaamin

  • @sadiafarah3283
    @sadiafarah3283 10 днів тому

    Yaahuu Orod ilaahay u laabo oo toobad keen Adaaa khaldane

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 11 днів тому

    Horey usoco lkn ha xad gubin, aalu beydu madaxey noo saaranayihiin,,hadaan siifiyo nahay,

  • @UbaxMuseee
    @UbaxMuseee 12 днів тому

    Shiico allaha soohadeyo waxkale oranmayno

  • @galool4
    @galool4 12 днів тому

    Mahadsanid sheekhaw maxamed shariif, war sax ah ayaad sheegtay, marka barbarawi jahil inuu yhay waxaad caday naya wuxuu yidhi isku illah manahin shiico,

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 13 днів тому

    Hade laqa qate hada shica miyan nahne

  • @mustafemaxamed2916
    @mustafemaxamed2916 13 днів тому

    Waxaan ku odhanlahaa kutubta aad axdiista ka akhriyayso sharaxooda daalaco waxaad tahay jaahil shiicada lacag aysiiso

  • @mustafemaxamed2916
    @mustafemaxamed2916 13 днів тому

    صلاة الشيعة خلاف صلاة النبي صلى الله عليه وسلم

  • @abuujamildaud4198
    @abuujamildaud4198 13 днів тому

    Kan sh ma ahan ee haku dambabin

  • @abuujamildaud4198
    @abuujamildaud4198 13 днів тому

    sax weye hala dilo ❤

  • @engilyas44
    @engilyas44 14 днів тому

    Benaleh shico waa caddawga usllamka

  • @engilyas44
    @engilyas44 14 днів тому

    Cumar bin khadab rc Abu bakarsadiqi Rc Umu casha rch

  • @engilyas44
    @engilyas44 14 днів тому

    Sheko riiqiisa ayad hayisa shico wax inaga dhexeya majiiro Shekhow dailken

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 14 днів тому

    Markaan isku fiiriyey waxaa saxsan boqolkiiba boqol sheekh berberaawi shiico waa dhunsan yihiin

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 14 днів тому

    Soomaaliya waa dad suni qofkii shiico rabo iiraan uguur

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 14 днів тому

    Shiicada waa dhun San yihiin waxaan arkey iyagoo ceynaya abuubakar cumar cusmaan caaisha mar ka shiicada dad xun waaye jid qaldan ayey ku socdaan shiico qashin waaye

  • @qardho7720
    @qardho7720 14 днів тому

    Wa Ninkaanooow ha ku khaamarin naftaada Somaliya kama soconeyso shiico shiico waxay dadka ku so galaan aalubeyt hadhowna waxay ku dhamataa cey iyo nacalad asaxabta iyo zowjad ki rasulka scw

  • @SoudeyssiMahdi
    @SoudeyssiMahdi 15 днів тому

    جاهل مركب Orodoo shiicada wax kasoo baro